Wararka soomaaliya

 

Riisal wasaaraha Ethiopia Mele Zinawe oo ku lan layeeshay digtooreysa Aisha Rowis Mangiiro oo ayadu ah ku xigeenka xogayaha guud ee QMidoobe ayaa waxa uu sheegay in ay ay sii wadeyso howlaha ay soomaaliya ka wado,

 

Rii’sal wasaaraha oo QMidoobay u balnkhaaday in Ciidamadiisa oo dalka soomaaliya jooga ay sii wadayaan howlgalada ay ku jiraan,

 

 

 

Riisal wasaaraha Ethiopia Mele Zinawe oo ku lan layeeshay digtooreysa Aisha Rowis Mangiiro oo ayadu ah ku xigeenka xogayaha guud ee QMidoobe ayaa waxa uu sheegay in ay ay sii wadeyso howlaha ay soomaaliya ka wado,

 

Wada hadalkaan labada dhinac oo aygu in tabadan looga hadlo arimaha amaan ka ayaa sidoo kale waxa ay sheegen in loo baahanyahay talaabo qaado oo la siiwado amaanka geska afrika ku yaale ee soomaaliya,

 

 

Mele zinawi wuxuu sheegay sidoo kale in afrika ay tahay in ay kawada shaqeyso arimaha isbadalka cimalada caalamka asigoo sidoo kale sheegay in loo baahanyahay caalamka in uu fiiriyo amaan darida ka jirta wadanka soomaaliya wararkale ayaa waxa ay sheegayaan in ajandaha labada sargaal ay ka wada hadleen ay tahay sidii lacag loogu deeqi lahaa ciidamada Ethiopia ee jooga wadanka soomaaliya ku waas oo wajahaya Muqaawimo culus oo la dagaalameysa dagaalameysa oo ka imaanaya dagaalyahanada Islaamiga ah ee soomaaliya ka dagaalama lgiin ilaa iyo hada ma soobixin warar sheegaya in QMidoobay lacag ay u balanqaaday Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya ku sugan,

 

Waxaa sidoo kale wararkale sheegayaan in mareykanka uu yareeyay lacagihii Ciidamda Ethiopia Soomaaliya  ku sugan uu siinlahaa ditoore Mangira waxeyna ayaduna sheegtay dhinaceeda in QMidoobay ay isku diyarineyso in Ethiopia kale shaqeyso iyo wadamada kale ee Afrika arimaha isbadalka cimalada Caalamka laakiinse ma soo hadal khaadin arnta Ciidamada Ethiopia ee soomaaliya ku sugan waxeyna sidoo kale dhinaca kale amaan ay u jeedisay Ethiopia Ciidamdeeda ku sugan Soomaaliya iyo Darfuur oo ay sheegtay in ay uga mahad celinayaan dadka iyo dowlada Ethiopia,

 

Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay tidoor Aysha Ruus Maniire oo Ethiopia timid si ay uga qeybgasho kulan kii sagaalaad ee la tashiga farsamada Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Afrika ka howlgala ayaa waxa ay ku sheegtay in Qaramada Midoobay ay ka shqeeydoonta arimaha amaanka Caalamka  lakn ugu dambeyntii kulanku oo asagu ahaa mid saacada yar qaatay oo Ethiopia raisal wasaaraheeda kulan kaani uu codsaday ka dib markii Aisha ay ka soo baxday kulanka Hay’adaha Qaramada Midoobay ay la kul meysay aysan ilaa hada wax ay sitoos ah uga hadlin arimaha Ethiopia ciidamdeeda soomaaliya ku sugan in kas too raiisal wasaraha Ethiopia uu rabay in arintaas Qaramada Midoobay ula gorfay,

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *